qur

Machadka NUURULYAQIIN waa machad online ah oo aad ka baran karto QURAANKA iyo guud ahaan diinta islaamka meel walba oo aad dunida ka joogto  machadka waxaa dhigta arday ku kanool wadanka dibaddiisa sida USA,KANADA, SWEDEN, NORWAY, FILAND, AUSTRELIA I.W.M macahdku wuxuu kuu diyaariyay wax barasho Tayo leh iyo macalimiin aqoon durugsan uleh barida iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka ah waxaa wax lagugu barayaa qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga  hadaba machadku waxa uu siinayaa ardayda cusub tijaabo sedex maalmood ah oo lacag la’aan ah si uu ugu qanco  waalidka,  waxaa wax kabaran kara qof kasta yar iyo waynba machadka waxa uu qaadanayaa arday isugu jirta bilow dhexdhexaad iyo dhameestir intaba, waxbarashadii loo safri jiray ayaad ku baran karta gurigaaga,xafiiskaga waa fursad qaali ah si aad isu diiwaangeliso naga soo wac viber/imo/whatsapp numberkaan:+252634765022
FG:dugsiga waxa uu ku yaalaa Somalia gaar ahaan hargeisa

madooyinka

thefreeforty_location-32 WWW.DUGSIQURAANLIVE.COM
email-32 DUGSIQURAANLIVE@HOTMAIL.COM
email-32 DUGSIQURAANLIVE@HOTMAIL.COM
skype_circle_color-32 Skype: NUURULYAQIIN
phone-32 Viber: +252634765022
mobile-32 imo: +252634765022

dugsiquraanlive waa machad online ah oo aad ka baran karto diinta islaamka meel walba oo aad dunida ka joogt macahdku wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon durustay bixinayaan iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka ah waxaa loo tababaray soo saarida qoys islaami ah waxaa wax lagugu barayaa qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjoogahadaba ,Machadka waxa wax kabaran kara qof kasta caruur iyo cirooleba machadka waxa uu qaadanayaa arday isugu jirto bilow dhexdhexaad iyo dhameestir intaba wax barashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu tinid waa fursad qaali ah si aad isu diiwaangeliso guji RIIX HALKAN (DIIWAANGELIN)

 .

FADLAN IS DIIWAAN GILI SI AAN KU HELNO

35_27

Sheekh C/rashiid Sh Cali Suufi Weynida ilaahay

Sh.Mustafe X.ismacil

Al Asma Ul Husna

Qiso Yaab leh Fadliga

cattura-1
qq56
dugsiquraanlive © 2015 Frontier Theme
error: Content is protected !!

Designed Afgaaytechnolgy Contact to us