Get Adobe Flash player

Boqashada



Jellyfish

Riix Hoos skype

Baro salada

salaada 12

Al Asma Husna

Qalabka Edeega

Qalabka-waxbarashada

Arabic alphabet

DIGSO SKYPE

index
 Assalaamu Caleykum Waraxmatullaah Wa-barakaatuhu

 تعلم القراأن الكريم والتربية الإسلامية في بيتك أينما كنت

Waxaa loogu bishaareynayaa bulsho weynta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka dugsiquraanlive.com duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho wuu kula soconayaa.

Machadka

dugsiquraanlive.com waxa uu ugu bushaareynayaa bulsho-weynta Soomaaliyeed in uu u diyaariyay waxbarasho tayo leh, machadku waa machad caalamiya oo ka shaqeeya, kana hawl gala dhammaan daafaha dunida meel kasta oo aad joogto.

Machadku waxa uu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh oo ku baxeysa qaab casri ah oo hore loo tijaabiyay laguna guulaystay.

Machadku waxa uu ku baxayaa qaab casri ah oo ah online maqal iyo muuqaal ah, kama dhaco macalin ku hor jooga sidii macalin ku hor jooga ayuu macallinku casharka kaaga saxayaa.hadaba hadaan kuu sharaxo xiisadaha laguu dhigi doono hadii uu Allah SWT raali ka noqdo waa sidan soo socota:

  •  Xifdiga Quraanka Kariimka ah
  • Barashada Qiraa’ada Qur’aanka
  • Barashada Akhrinta iyo Qorista Carabiga
  • Barashada Caqiidada & Aasaaska Islamka 
  • Barashada Axaadiista Rasuulka (SCW)
  •  Barashada Salaada  iyo Axkaamteeda
  • Barashada Ducooyinka iyo Tarbiyada Islaamka
  • Barashada Luuqada Carabiga

We are dugsiquraanlive.com  Online Our aim insha’Allah is to help children and adults of all ages to learn the holy Quran with Tajweed whether they are complete beginners, have some prior knowledge or aleady possess advanced reading skills. Our trained male and female staff provide 1-to-1 tuition at a pace and schedule to suit everyone. With over 3 years of experience, we currently provide tuition services to adults and children living in USA, UK, Canada, Australia, Gulf Countries, East Africa  and Somalia.


Hoos Nagala soo xidhiidh

Whatsapp: +252634765022
dugsiquraanlive@hotmail.com
live: nuurulyaqiin
+252634765022
+252634765022

Maqal & Muuqaal

Shuruudaha Ardayga Looga Baahayn Yahay

Waxaa aad mihiim u ah wakhtiga xiisadaha in la ilaaliyo haddii ay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg maamulka. Waa in arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray. Waxa kaloo loo baahan yahay in waalidku ag joogaa ardayga inta casharka loo dhigayo haddii aan wax cudur daar ahi jirin Inta casharka labixinayo waa in aan lagu mashqulin tv ama phone iwm .

Riix Call Skype

Quran kariimka

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Adkar waysada

Riix Quraanka

pro2pro1 mobileSM

HENGAADKA

Arabic

Duruusta

  1. Quranka maca tajwiid
  2. 2. Higaada iyo farbarka
  3. 3. Carabiga iyo siirada
  4. 4. Tafsiirka iyo caqiidada
  5. 5, Fiqiga iyo naxwaha
  6. 6. Luuqada carabiga