Get Adobe Flash player

FAAHFAAHINTA HABKAN CASRIGA AH

–> Dunida oo dhan ayaa Machadkan laga dhigtaa, qaaradaha oo idil

—> Halkii ardayba hal Macallin ayaa kaligii wax u dhigaaya buuq iyo Caruur cidhiida midna ma jirto.

—> Kharash gaadiid iyo socdaal kaaga baxaana ma jiro ee qofkastaa si raaxo leh ayuu wax u baranayaa.

—> Qoyskasta Macalin Khaasa oo isa soo diyaariyey ayaa Caruurta iyo waalidiinta meel wax ugu wada dhigaaya .

—> Waa Macalimiin u tababaran sida Carruurta Dalalka aan Islamka ahayn ku nool Caqiidada iyo Tarbiyada dhaqanka Islaamka qalbigooda loo jeclaysiin lahaa oo lagu tarbiyaynlahaa, Jahligana looga cidhib tirilahaa.

—> Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.

—> Waa macalin soomaaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.

—> Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa iyo Khibradiisa Macalinimo.

—> Heerka qof kastaa joogo ayaa looga bilaabaya.

—> Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.

—> Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.
—> Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku hor fadhiya ayaa wax lagugu barayaa.

atta

.